Shiikh Muxidiin xasan ayaan leh
hoyga khayrka TV
0:00 / 0:00
Shiikh Muxidiin xasan ayaan leh
1 376 просмотров · 4 года назад
hoyga khayrka TV
1,87 тыс. подписчиков
1 376 просмотров · 4 года назад
Cadaawada Fahad Yaasiin uu u qabo Culimada Ahlu-Sunna Wal-jamaaca meel kasta ay dunida joogaan. Bal dhegayso muuqalakaan cajiibkaa.
Shiikh Muxyidiin Xasan Ayaanle ayaa Culimada Ahlu-Sunna Wal-jamaaca meel kasta ay dunida ka joogaan kula dardaarmay garab istaagidda Culimada duullaanka gardarrada ah lagu qaadayo ee ku sugan magaalada GURICEEL.
Shiikha ayaa dagaalkaan ku tilmaamay inuu yahay mid caqiiqo salka kuhaya, waxaana isku soo bahaystay wadaada wahaabiyada oo idil.
Shiikhu wuxuu baaq u diray Madaxweynaha Soomaaliya mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Raysal-Wasaare Rooble.
Wuxuu kaloo baaqyo kala duwan u diray madaxweynaha Galmudug Mudane Qoor Qoor iyo Beelaha dega Galmudug sida Beesha Habargir baaq guud, baaq gaar ahaaneed laba beesha Cayr iyo Jufada Reer Ayaale.
Ugu danbayn wuxuu Shiikhu farta ku goday wadaad lagu magacaabo Bashiir Axmed Salaad oo ka aamusay dulmiga dawladdu u gaysatay bulshada laga soo billaabo Qalbi dhagax, weerarkii hoyga Mudane Musharax Abdirahman Abdi shakuur Warsame.
Sidoo kale weerarkii laba madaxweyneyaal Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Shiih Ahmed iyo Xitaa kiiskii Gabadhii miskiinta ahayd ee ladilay Ikraam. Shiikh ayuu sheeganayaa waxaas oo dulmi ahna wuu ka aamusay. Waa waalli iyo wajigabax wadaadku.
Dhegaysi wacan.
Muuqalakaan waxaa idiin soo habeeyay shabakadda diiniga ah ee Galdhoobaale.
Www.galdhoobaale.com