Перейти к содержимому

Sidee Loo Yeeshaa Hami sare 🧠 Sheekh Mustafe 🎤 Dhiirigalin @waafaq

Waafaq и Guled Gurey

0:00 / 0:00

Sidee Loo Yeeshaa Hami sare 🧠 Sheekh Mustafe 🎤 Dhiirigalin @waafaq

997 просмотров · 2 недели назад
Waafaq и Guled Gurey
997 просмотров · 2 недели назад
idee loo yeeshaa himilo sare, loo kobciyaa nafta, loona gaaraa guul? Muxaadaran waxay ku xasuusinaysaa in guushu aysan ku imaan nasiib oo keliya, balse ay u baahan tahay dadaal, sabir, kalsooni iyo Alle talo saarasho. Ha ka baqin inaad yeelato hammiga sare. Naftaada horumar geli, caqabadahana ha kuu noqon sabab aad ku quusato. Tallaabo kasta oo aad qaaddo waxay kuu dhoweyn kartaa yoolkaaga, Insha Allah. 🤲 Ha is liidin, hana u oggolaan hadallada ama caqabadaha dadka kale inay kaa dhigaan qof naftiisa ka quusta. Awoodda, kartida iyo qiimaha aad leedahay ha yaraysan. Noloshu caqabado way leedahay, laakiin haddii aad Alle talo saarato, dadaasho oo naftaada rumaysato, wax badan waad gaari kartaa. Wax walba waad awoodaa, Insha Allah. 🤲 🎤 Sheekh Mustafe 📺 ‪@waafaq‬ Haddii muxaadaradani wax kuu tartey, la wadaag qof kale si uu isaguna uga faa'iidaysto. 🤍 #SheekhMustafe #XaqiiqadaNolosha #Waafaq #Dunida #Aakhiro #Islam #Muxaadarada