Перейти к содержимому

Maxay Ku kala Duwan Yihiin 32-bit Iyo 64-bit.?

K-Tech Somali

0:00 / 0:00

Maxay Ku kala Duwan Yihiin 32-bit Iyo 64-bit.?

643 просмотра · 1 год назад
K-Tech Somali
12,5 тыс. подписчиков
643 просмотра · 1 год назад
Saaxada Technology-da iyo computers-ka waxa ka buuxa erey-bixino aysan dad badani aqoon hadan si joogto ah loo adeegsado, waxaynu so qadan karna 32bit iyo 64 bit. Laga yaabe in ad maqasho markasta oo application la soo degayso, oo ad doratid nooca uu computerkagu yahay, ma 32bit ba mise wa 64 bit. Muqalkenan manta ayaynu kuso qadanyna maclumad ku sabsisan 32-bit iyo 64 bit. Maxay yihiin, farqiga u dhaxeeya se muxu yahay.? So dhawada dhalinyaro. Kuso Biir Telegram Group: https://t.me/+PO-sv1m76yowNWM8 Support Our Channel: Subscribe: ‪@K-TechSomali‬ Like Share Mahadsanid.