Wiilkii Soogalootiga ahaa ee Mideeyay Faransiiska- Tani waa sheekada Zinedine Zidane.
Abdirisak Taki
0:00 / 0:00
Wiilkii Soogalootiga ahaa ee Mideeyay Faransiiska- Tani waa sheekada Zinedine Zidane.
28 493 просмотра · 7 месяцев назад
Abdirisak Taki
38 тыс. подписчиков
28 493 просмотра · 7 месяцев назад
Sheekadan waa safarkii cajiibka ahaa ee Zinedine Zidane — wiil ka soo jeeda qoys muhaajiriin ah oo noqday halyeeyga kubadda cagta adduunka. Waa sheekada guushii taariikhiga ahayd ee France 1998, midnimo qaran, iyo sida hal ciyaaryahan u beddelay taariikhda jiilal badan.