Перейти к содержимому

rag baa isku toogtay | Axmed Mooge Tiiraanyadaadaan Habeenkii Toosaa | Rag Baa isku toogtay Lyrics

DHUGMAAL LYRICS

0:00 / 0:00

rag baa isku toogtay | Axmed Mooge Tiiraanyadaadaan Habeenkii Toosaa | Rag Baa isku toogtay Lyrics

550 699 просмотров · 3 года назад
DHUGMAAL LYRICS
256 тыс. подписчиков
550 699 просмотров · 3 года назад
Heesta : Tiiraanyadaadaan Habeenkii Toosaa Erayada : Cabdi Qays Codka : Axmed Mooge Liibaan Lyrics : DHUGMAAL LYRICS QORAALKA HEESTA (LYRICS) ✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍ Toyashadaadii Toban jirkaygii Ku taabba qaadee Intaa tagaysaan Ku tiigsanaayaan Turunturroodee Rag baa isku toogtay Tabtaad i yeeshoo Tiiraanayadaadaan Habeenkii toosaa ________________ Talo iyo hadal Tuhumo ciil baad Igu tallaashoo Markaan tigaaddii Tag islahaa baa Aad iga tuurtee Tiicay daraaddaa Tallaabsan waayoo Tiiraanyadaadaan Habeenkii toosaa _________________ Tawstii jaceylkaad Igu tallaashoo La taag darreeyee Gacan la taagoo Taageero wayday Tamar ma goysee Waa taag darreeyoo I tiirin waydee Tiicay daraaddaa Tallaabsan waayoo Tiiraanyadaadaan Habeenkii toosaa #dhugmaal_lyrics #mooge #axmed_mooge