Yuusuf Dabageed: "Hirshabeele doorasho ka dhici karto ma jirto iyadoon siyaasadeeda laga heshiinin"
BBC News Somali
0:00 / 0:00
Yuusuf Dabageed: "Hirshabeele doorasho ka dhici karto ma jirto iyadoon siyaasadeeda laga heshiinin"
6 906 просмотров · 3 ч назад
BBC News Somali
1 млн подписчиков
6 906 просмотров · 3 ч назад
30 ka bishaan waxaa la filayaa in doorashooyinka golaha degaanka iyo baarlamaanka Hirshabeele laga qabto deeganadaas balse madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar dabageed ayaa sheegay in aysan doorasho ka dhici karin Hirshabeele ayadoon laga heshiinin siyaasadeeda.
Wariyaha BBC ee magaalada Muqdisho Ibraahim Maxamed Aadan ayaa wareysigaan la yeeshay Yuusuf Dabageed.
------------------------------------------------------------------------------------
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 / bbcnewssomali
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Website: https://www.bbc.com/somali
Facebook: / bbcnewssomali
Instagram: / reels
YouTube: / @bbcnewssomali
WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Vb7C...
X: https://x.com/bbcsomali