XIISADAHA CAALAMKA! || CIRRO, TRUMP, SHIINAHA & 3 DAL OO SOMALILAND U JIHAYSTAY!
Arabsiyo News
0:00 / 0:00
XIISADAHA CAALAMKA! || CIRRO, TRUMP, SHIINAHA & 3 DAL OO SOMALILAND U JIHAYSTAY!
4 459 просмотров · 7 ч назад
Arabsiyo News
286 тыс. подписчиков
4 459 просмотров · 7 ч назад
Xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa milatari ee caalamka ayaa sii xoogaysanaya. Madaxweyne Cirro oo Muqdisho ku eedeeyay qorshayaal ka dhan ah Somaliland, Trump oo xaqiijiyey weerar ka dhacay Iran, isla markaana ku dhawaaqay qorshaha joojinta kaalmada milatari ee Israa’iil. Dhanka kale, Shiinaha oo dadaallo diblomaasiyadeed ka wada Geeska Afrika, iyadoo indhaha lagu hayo doorashada dhexe ee Maraykanka iyo saamaynteeda siyaasadeed.
#arabsiyo_news