Sahra Axmed - Nabsigiyo Ayaankoow | ilayn jacaylku waa nabar | Hadii aan ku naawilay
QARAAMI IYO QAACI LYRICS
0:00 / 0:00
Sahra Axmed - Nabsigiyo Ayaankoow | ilayn jacaylku waa nabar | Hadii aan ku naawilay
47 238 просмотров · 2 года назад
QARAAMI IYO QAACI LYRICS
3,26 тыс. подписчиков
47 238 просмотров · 2 года назад
Hees Qaraami macaan Fanaanada Hobalada waaberi Sahra Axmed Jaamac | Heesta Nabsigiyo Ayaankoow, ileen jacaylku waa nabar, haduu nugulku doogsaday, Hadii aan ku naawilay, ragganimooy ninkaagii nacasnimo
Haduu nugulku doogsaday
Rahu nalawda soo guray
Heesta Nabsigiyo ayaankoow
Xagee baad ku nooshiin
Hadii aan ku naawilay
Ha i gabin nasiiboow
Ileen jacaylku waa nabar
Waa nudub calooleed
Oo lagama nuuxsado
Allahayoo na nabad gali
Naska iyo naruurada
Nimcadaada nagu dhawr
VIDEOS TO WATCH NEXT
HEESTA: Heesta Ayaa Baraya Caashaqa | Sahra Axmed Jaamac
VIDEO: • Sahra Axmed - Ayaa Baraya Caashaqa | QARAAMI
HEESTA: Sahra Axmed Jaamaca iyo Hees Qaraami Macaan | Heesta Yaa Dooxay Caashaqa
VIDEO: • Sahra Axmed - Yaa Dooxay Caashaqa (Hees Ma...
HEESTA: Heestii Bal Qofyahow | Hees Qaraami iyo Qaaci Macaan | Sahra Axmed Jaamac
VIDEO: • Sahra Axmed - Heesta Bal Qofyahow
PLAYLIST: Heesaha Sahra Axmed Jaamac: • Sahra Axmed Jaamac
#Sahra_Axmed #Qaraami #Hees_jacayl #Heesta #Nabsigiyo_ayaankoow #Waaberi
#SahraAxmedJaamac #NabsigiyoAyaankoow #ilaynjacaylkuwaaNabar #Hadiiaankunaawilay
#Nabsi #Jacayl #hargeysa #xamar #muqdisho #jigjiga #somalia #somaliland #somalisong #somalimusic