😳 BELGIUM SIDAAN UMA MALAYNAYN! 🇧🇪 Dalxiiskii Brussels
Aydaruski
0:00 / 0:00
😳 BELGIUM SIDAAN UMA MALAYNAYN! 🇧🇪 Dalxiiskii Brussels
4 923 просмотра · 13 ч назад
Aydaruski
6,52 тыс. подписчиков
4 923 просмотра · 13 ч назад
🇧🇪 HAL MAALIN OO AAN KU QAATAY BRUSSELS, BELGIUM! 😍🌍
Asxaabta qaaliga ah, kusoo dhowaada Vlog cusub oo xiiso badan! ❤️
Maanta waxaan idinla wadaagayaa safarkaygii quruxda badnaa ee aan ku tagay magaalada Brussels, caasimadda dalka Belgium. 🇧🇪
Hal maalin oo keliya ayaan joogay magaalada, balse waxaan fursad u helay inaan booqdo qaar ka mid ah meelaha ugu caansan uguna quruxda badan Brussels. 🏙️😍
Waxaan idin tusayaa bilicda magaalada, dhismayaasha taariikhiga ah, waddooyinka quruxda badan iyo jawiga magaalada Brussels.
🤔 Hal maalin ma ku filan tahay inaad ku soo dalxiisto Brussels? Video-ga daawo ilaa dhammaadka si aad u aragto wixii aan la kulmay!
❤️ Haddii aad ka heshay video-ga:
👍 Like saar
💬 Comment noogu reeb
🔔 Subscribe ama Follow dheh si aadan u seegin safarrada soo socda.