Af-Carabi – Soomaali | 100 Common Conversation Phrases | Ku Baro Si Fudud
Hoyga Luqadaha Academy и Hoyga Luqadaha
0:00 / 0:00
Af-Carabi – Soomaali | 100 Common Conversation Phrases | Ku Baro Si Fudud
9 962 просмотра · 1 месяц назад
Hoyga Luqadaha Academy и Hoyga Luqadaha
9 962 просмотра · 1 месяц назад
Ma rabtaa inaad barato Af-Carabiga (Arabic) si sahlan? Fiidiyowgan waxaad ku baran doontaa 100 weedhood iyo su'aalo maalinle ah oo lagu isticmaalo wada sheekaysiga maalin kasta.
Casharkan waxaa ku jira:
✅ 100 Common Arabic Phrases
✅ Af-Carabi iyo Soomaali
✅ Arabic oo leh shaqallo (Harakaat)
✅ Arabic Pronunciation
✅ Su'aalo iyo Jawaabo
✅ Ku habboon Bilowga iyo Heerka Dhexe
✅ Ku celcelin fudud oo lagu xasuusan karo
Haddii aad rabto inaad barato Af-Carabiga si dhakhso leh, daawo casharradan maalin kasta oo ku celceli weedhaha.
👍 Fadlan Like saar
💬 Comment ku qor weedha aad ugu jeclaatay
🔔 Subscribe saar si aadan u seegin casharrada cusub ee Af-Carabiga iyo luqadaha kale.
#AfCarabi #Somali #Arabic #LearnArabic #ArabicForBeginners #HoygaLuqadaha