Baro 30 Erey oo English ah iyo Macnahooda Soomaaliga | 4-Letter Words
Luuqad Baro
0:00 / 0:00
Baro 30 Erey oo English ah iyo Macnahooda Soomaaliga | 4-Letter Words
133 просмотра · 1 дн. назад
Luuqad Baro
329 подписчиков
133 просмотра · 1 дн. назад
Ku baro 30 erey oo Ingiriisi ah oo ka kooban afar xaraf, macnahooda Af-Soomaaliga iyo tusaalooyin fudud oo aad ku isticmaali karto.
Casharkani wuxuu ka bilaabmaa “Send” wuxuuna ku dhammaadaa “Time.” Dhegayso dhawaaqa, ku celceli ereyada, kadibna ku tababar jumladaha.
Learn 30 four-letter English words with Somali meanings and simple example sentences. Listen, repeat, and practise!
👍 Like saar muuqaalka haddii uu ku caawiyay.
🔔 Subscribe saar Luuqad Baro si aad ula socoto casharrada xiga.
📤 La wadaag qof raba inuu barto English-ka.
#LuuqadBaro #BaroEnglish #EnglishSomali #4LetterWords #LearnEnglish #englishvocabulary #baroenglish #learnenglish #englishconversation #luuqadbaro #english #englishsomali #baroingiriisi #englishforbeginners #allearsenglish #englishvoice