100 KA QOF E UGU CAQLIGA BADAN ADUNKA VS 100 KA QOF E UGU XOGA BADAN ADUNKA||QEYBTA-1||Best challege
Xaasuub Plus и Xaasuub
0:00 / 0:00
100 KA QOF E UGU CAQLIGA BADAN ADUNKA VS 100 KA QOF E UGU XOGA BADAN ADUNKA||QEYBTA-1||Best challege
203 396 просмотров · 4 месяца назад
Xaasuub Plus и Xaasuub
203 396 просмотров · 4 месяца назад
Ku soo dhawoow Xaasuub Plus!
Kanaalkan waxaan ku soo gudbiyaa Challenges-ka ugu xiisaha badan ee YouTube-ka, anigoo kuugu soo koobaya af Soomaali si fudud oo xiiso leh.
Haddii aadan haysan waqti aad ku daawato muuqaallada dhaadheer, Xaasuub Plus ayaa kuu soo koobaya dhacdooyinka ugu muhiimsan iyo challenges-ka ugu waaweyn ee ay sameeyaan YouTubers-ka caanka ah.
Waxaad halkaan ka heli doontaa:
• Soo koobista challenges-ka ugu xiisaha badan.
• challeges ka ugu caansan ee internet-ka gilgilay.
• Tartamada iyo loollannada ugu waaweyn ee YouTube-ka.
• Content madadaalo leh oo af Soomaali laguugu sharaxay.
Subscribe saar Xaasuub Plus si aadan uga maqnaan una fiirsato challenge kasta oo cusub.
Xaasuub Plus – Challenges-ka Af Soomaaliga.