“Way Raagtaye Nala Dumiya!” — Xukuumadda Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Beegsiga Saaxil
Hargeysa Today
0:00 / 0:00
“Way Raagtaye Nala Dumiya!” — Xukuumadda Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Beegsiga Saaxil
2 452 просмотра · 11 ч назад
Hargeysa Today
102 тыс. подписчиков
2 452 просмотра · 11 ч назад
Suldaan Qabille iyo Siyaasi Rooda Cabdi Muuse ayaa si adag u dhaliilay qaabka ay Xukuumadda Somaliland uga falcelisay xiisadda ka aloosan Gobolka Saaxil, iyo natiijada ka dhalatay kacdoonka ay sameeyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.
Labada masuul ayaa ka hadlay cabashooyinka bulshada gobolka, gaar ahaan mashaariic malaayiin dollar ku baxaya oo laga hirgelinayo deegaankooda**, balse sida ay sheegeen aan bulshada deegaanka si ku filan looga qaybgelin ama aan lagala tashan.
Dooddu waxay sidoo kale taabanaysaa sababaha keenay kacdoonka, sida ay xukuumaddu uga jawaabtay, iyo waxa laga filan karo mustaqbalka xaaladda deegaamada Gobolka Saaxil.
Daawo muuqaalka oo dhan si aad u ogaato waxa Suldaan Qabille iyo Siyaasi Rooda Cabdi Muuse ka yidhaahdeen arrintan.
Hargeisa Today Wararka Maanta Somaliland, Somalia iyo Caalamka, Wararkii maanta, Wararkii u dambeeyey, warkii maanta, War Cusub, Warar Cusub
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithYouTube