Guurka iyo Caqabadaha Horyaala | Sidee Loo Dhisaa Guur Farxad Leh oo Waara?|||Sheikh Dirir
Duule Media
0:00 / 0:00
Guurka iyo Caqabadaha Horyaala | Sidee Loo Dhisaa Guur Farxad Leh oo Waara?|||Sheikh Dirir
1 567 просмотров · 2 недели назад
Duule Media
1,12 тыс. подписчиков
1 567 просмотров · 2 недели назад
Guurku waa nolol wadaag u baahan jacayl, dulqaad, isfaham iyo masuuliyad. Muuqaalkan Wuxuu Sheekhu Kaga Hadlayaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaala nolosha guurka iyo sida loola tacaali karo si loo ilaaliyo xasilloonida iyo farxadda qoyska.
Waxaa sidoo kale Sheikhu ka hadli doonaa sababaha keena khilaafaadka qoyska, muhiimadda wada-hadalka, ixtiraamka lammaanaha iyo sida loo dhisi karo guur wanaagsan oo ku dhisan qiyamka Islaamka.
👉 Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka, la wadaag qofka aad u aragto inuu ka faa'iidaysan karo, kagana qayb qaado adigoo fikirkaaga ku reebaya qaybta faallooyinka.
#Guurka #GuurWanaagsan #NoloshaGuurka #Qoyska #CaqabadahaGuurka #TaloGuur #DuuleTv #DiintaIslaamka #QoysFarxadLeh #Somali #SheikhDirir#Talooyin