Перейти к содержимому

Barnaamijka Tusmada Sharciga l Xuquuqda Dhaxalka Haweenka l Abdirahman Abdullahi Sheikh Ali

Mogadishu University Legal Clinic

0:00 / 0:00

Barnaamijka Tusmada Sharciga l Xuquuqda Dhaxalka Haweenka l Abdirahman Abdullahi Sheikh Ali

655 просмотров · 3 года назад
Mogadishu University Legal Clinic
2,94 тыс. подписчиков
655 просмотров · 3 года назад
#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC Barnaamij ka Tusmada Sharciga Qeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in la fahmo: Ahmiyadda ay u leedahay haweenka in ay wax ka dhaxlaan ehelladooda geeriyooday. Sidee bay u aragtaa Shareecada Islaamka in haweenku ay wax dhaxlaan? Haweenka wax dhaxlaa waa kuwee? Saamiyada ay wax ku dhaxlaanna maxay yihiin? Markasta Haweenku saamiga ay wax ku dhaxlaan maka yar yahay kan ragga? Sidee buu dhaqanka Soomaliga ee miyiga iyo kan magaaladaba u arkaan dhaxalka haweenka?