XANUN! 8 GABAR AYAY DHASHAY, 4 NIN UFURTAY MAXA GABAR UDHASHA
Ridhwan Issack Clips
0:00 / 0:00
XANUN! 8 GABAR AYAY DHASHAY, 4 NIN UFURTAY MAXA GABAR UDHASHA
83 034 просмотра · 5 месяцев назад
Ridhwan Issack Clips
93,8 тыс. подписчиков
83 034 просмотра · 5 месяцев назад
Waxay dhashay 8 gabdhood oo xiriir ah, iyadoo udhashay 4 nin oo kala duwan — dhammaantoodna way ka tageen oo ay fureen sababtana waa inay dhashay gabdho oo keliya.
Sheekadeeda murugada leh, dulqaadka, iyo awoodda haweeneynimada ayay si furan uga hadashay podcast-ka Ridhwan Issack.
Waa qisad muujinaysa caqabadaha dumarka qaar wajahaan iyo sida ay weli u sii wadaan nolosha iyagoo xooggan.
Fadlan la wadaag si fariintani u gaarto Soomaali badan oo dunida ku nool
This brave mother shares a heartbreaking story… 💔
She gave birth to 8 daughters in a row with 4 different men — and every single one of them left her for one reason: she only had girls.
In an emotional episode on the Ridhwan Issack Podcast, she opens up about her pain, resilience, and strength as a woman. Her story highlights the challenges many women still face and the courage it takes to keep going.
Share this video to spread awareness and reach millions around the world
#ridhwanissack #somalia #Hooyo #Dumarka #SheekoDhabAh #Podcast #QisoNolosheed #Wacyigelin #Storytime #WomenStrength #RealStories #Podcast #Inspiration #Awareness