Halgankii iyo dhibaatadii Lena dadax ee Yurub💔😢
Dahsoon Doll
0:00 / 0:00
Halgankii iyo dhibaatadii Lena dadax ee Yurub💔😢
2 552 просмотра · 5 дн. назад
Dahsoon Doll
4,18 тыс. подписчиков
2 552 просмотра · 5 дн. назад
Muuqaalkan waxaan kuugu soo gudbineynaa sheekada dhabta ah ee gabadha la yiraahdo Lena. Waa sheeko ka hadleysa marxalado adag oo ay ka mid yihiin xaruntii carruurta lagu koriyo, cabsidii, xanuunkii lixda sano ee ay ka maqneyd qoyskeeda, iyo sida ay ugu dambeyn dib ugu heshay hooyadeed iyo walaasheed.
Sheekada Lena waa mid muujinaysa dulqaad, geesinimo, iyo inaan marnaba laga quusan rajada, xitaa marka ay noloshaadu u ekaato mid mugdi ah.
Haddii aad ka heshay muuqaalkan, fadlan like saar, subscribe ku dhufo, si aan kuu soo gaarsiino sheekooyin kale oo xambaarsan waayo-aragnimo nololeed.
#Somaligirls #Murugo #Somalistory #Rajo #Noloshisheeko