MAXAA KAA DHIGA QOF BULSHADA KA BAQA? | Social Anxiety
Mozak_Official и SULTAN FILMS
0:00 / 0:00
MAXAA KAA DHIGA QOF BULSHADA KA BAQA? | Social Anxiety
1 784 просмотра · 19 часов назад
Mozak_Official и SULTAN FILMS
1 784 просмотра · 19 часов назад
Producer: IBrahim CM
Production: @sultaanfilms
Qeybtan Waa ka Jawaabid iyo Mowduuc aad adinka doorateen, anaguna aan idin dhageysanay qaraabo.
DADKA MA KA BAQDAA? 😰 | Social Anxiety & Social Phobia
Ma dareentaa cabsi, walwal ama xishood badan marka aad dadka dhex joogto? Ma kugu adkaataa inaad la hadasho dad cusub, dadka hortooda ka hadasho, ama aad dareento in dadka kale si joogto ah kuu eegayaan ama ku qiimeynayaan?
Episode-kan Mozak Podcast waxaan si qoto dheer uga hadlaynaa Social Anxiety iyo Social Phobia, waxa sababa, calaamadaha lagu garto iyo sida loo maareyn karo.
🎙️ Waxaan ka hadlaynaa:
🔹 Waa maxay Social Anxiety?
🔹 Waa maxay Social Phobia?
🔹 Maxaa sababa cabsida bulshada?
🔹 Sidee lagu gartaa calaamadaha Social Anxiety?
🔹 Xishood iyo Social Anxiety maxay ku kala duwan yihiin?
🔹 Sidee ayay u saameyn kartaa nolosha qofka, shaqada iyo xiriirrada?
🔹 Sidee loo yareyn karaa loona maareyn karaa Social Anxiety?
🔹 Goorma ayay muhiim tahay in la raadsado caawimaad xirfadle?
Haddii aad mararka qaar dadka ka fogaato cabsi, walwal ama fikirka ah “Maxay dadku iga aaminsanyihiin?”, episode-kan waxaa laga yaabaa inuu kaa caawiyo inaad si fiican u fahanto waxa aad dareemayso.
❤️ Haddii aad ka heshay episode-kan, LIKE, COMMENT, SHARE iyo SUBSCRIBE ku samee channel-ka Mozak
💬 Su'aasha maanta:
Adiga maxaad u malaynaysaa inuu yahay farqiga u dhexeeya Xishood iyo Social Anxiety?
⚠️ Qoraalkan iyo podcast-ku waa wacyigelin guud, mana ka dhigna qiimeyn ama talo caafimaad oo uu bixiyo xirfadle.
🎧 Dhageyso qaybta oo dhan, la wadaag qof aad jeceshahay, kana tag fikirkaaga qaybta comments-ka.
🔗 KU XIRNOW MOZAK PODCAST:
Facebook: Mozak-official
©2026 SULTAN FILMS. All rights reserved.
---
#SultanFilms #MozakPodcast #SocialAnxiety #SocialPhobia #CaafimaadkaMaskaxda #SomaliPodcast #Anxiety #CabsidaBulshada