Перейти к содержимому

Naftaada U Naxariiso | Fariin Ku Socota Qof Kasta Oo Daalay

Sagal Ali

0:00 / 0:00

Naftaada U Naxariiso | Fariin Ku Socota Qof Kasta Oo Daalay

17 016 просмотров · 10 дн. назад
Sagal Ali
58,2 тыс. подписчиков
17 016 просмотров · 10 дн. назад
Kaligaa Ma Tihid ❤️ | Mental Health Awareness Mararka qaarkood, qofka dadka kale u muuqda inuu fiican yahay ayaa laga yaabaa inuu gudaha kula halgamayo waxyaabo badan oo aan la arkin. Muuqaalkan waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda caafimaadka maskaxda, sababta ay muhiim u tahay inaan dareenkeenna daryeelno, sida aan nafteena ugu naxariisan karno iyo sababta ay muhiim u tahay inaan caawimaad raadsanno marka aan u baahanahay. Waxaan rabaa in muuqaalkani kuu noqdo xasuusin ah inaadan mar walba xoog badnaan u baahnayn, inaadan wax walba kaligaa xallin karin, iyo inaad mudan tahay daryeel, faham iyo naxariis. Haddii muuqaalkaani ku taabtay, fadlan la wadaag qof laga yaabo inuu u baahan yahay inuu maqlo fariintan. ❤️ Aan wada baranno inaan nafteena iyo dadka kaleba u naxariisanno. Iga soo raac baraheyga bulshadda : TikTok https://www.tiktok.com/@sagalicios?_t... Instagram https://www.instagram.com/sagalicios?... Facebook https://www.facebook.com/share/14xe6t... #MentalHealthAwareness #CaafimaadkaMaskaxda #SelfCare #SomaliYouTube #YouAreNotAlone