🌸 A Cute Day at the Animal Farm 🐴💕 | Somali Vlog #ikramvlogs #somaligirl #canadalife #fall♥️
Ikram vlogs
0:00 / 0:00
🌸 A Cute Day at the Animal Farm 🐴💕 | Somali Vlog #ikramvlogs #somaligirl #canadalife #fall♥️
162 просмотра · 18 ч назад
Ikram vlogs
1,54 тыс. подписчиков
162 просмотра · 18 ч назад
Hello my loves! 🩷✨ Ku soo dhowaada channel-kayga, Ikram Vlogs! 🥰
In today’s vlog, waxaan idinla wadaagayaa maalin qurux badan oo aan ku soo qaatay Animal Farm! 🐴🐐💕 Waxaan la kulmay xayawaano kala duwan, waqti fiican ayaan qaatay, and enjoyed the little moments in life. 🌸🤍
Come spend the day with me, aan wadaagno moments-kan quruxda badan! 🫶🏽💗 Waxaan rajaynayaa inaad ku raaxaysataan vlog-gan oo uu idin farxad geliyo. 🥹❤️
Haddii aad ka heshaan lifestyle vlogs-kayga, ha ilaawin inaad LIKE 👍🏽, COMMENT 💬, SHARE 📲 & SUBSCRIBE 🔔 samaysaan. Taageeradiinnu wax badan ayay ii tahay, and I appreciate every single one of you! 🩷
Mahadsanidiin daawashada, my loves! Ilaa vlog-ga xiga, waan idin jeclahay! 💋✨
With love,
Ikram Vlogs 🩷
#IkramVlogs #AnimalFarmVlog #SomaliVlogger #SomaliVlog #SpendADayWithMe #LifestyleVlog #ADayInMyLife #CanadianVlogger #DailyVlog