Перейти к содержимому

Caajis Ma Ahan – Waa Hormoonkan! (Xalka Degdega Ah)

DEEQ DARAJJO

0:00 / 0:00

Caajis Ma Ahan – Waa Hormoonkan! (Xalka Degdega Ah)

10 384 просмотра · 1 г. назад
DEEQ DARAJJO
138 тыс. подписчиков
10 384 просмотра · 1 г. назад
Ma ogtahay in cuntada aad cunto (Sokorta iyo Burka) ay tahay sababta dhabta ah ee aad u dareemayso caajis iyo tamar darro? Dad badan ayaa u haysta inay tahay dabeecad, laakiin cilmi ahaan waxaa loo yaqaanaa "Insulin Resistance" (Iska Caabinta Insulinta). Muuqaalkan, waxaan ku sharaxayaa sida Carbohydrates-ka badan (High Carbs) ay u burburiyaan tamartaada, una sababaan in maskaxdaadu "Fog" noqoto ama caajis dareento. Haddii aad isku aragto hurdo badan cuntada kadib, miisaankaaga oo kordha, iyo caajis joogto ah, dhibaatadu ma ahan dabeecadaada—waa hormoonka Insulinta iyo heerka sonkorta dhiiggaaga (Blood Sugar Levels). Qodobada aan kaga hadlayno: ✅ Waa maxay Insulin Resistance? Sideese ku gartaa? ✅ Sida "Sugar Crash" u dilo tamartaada maalintii oo dhan. ✅ Cuntooyinka tamarta kaa qaada (Foods to Avoid). ✅ Xalka dhabta ah: Nafaqo sax ah (Healthy Diet) iyo qaabka loo maro Low Carb Diet. Muuqaalkan wuxuu kuu badbaadinayaa caafimaadkaaga, wuxuuna kuu horseedayaa tamar joogto ah iyo miisaan dhimis (Weight Loss). Baro sida loo xakameeyo cuntadaada si aad uga adkaato caajiska. 👇 Ha iloobin inaad Subscribe saarto haddii aad ka heshay muuqaalkan! 🔔 Daar gambaleelka si aadan u seegin casharada caafimaadka. #Caafimaad #InsulinResistance #Nafaqo