TAXANAHA JACEYLKII QALDAMAY S1 XALQADA 2AAD
Tixraac Media
0:00 / 0:00
TAXANAHA JACEYLKII QALDAMAY S1 XALQADA 2AAD
3 873 просмотра · 4 дня назад
Tixraac Media
1,6 тыс. подписчиков
3 873 просмотра · 4 дня назад
TAXANAHA JACEYLKII QALDAMAY – SEASON ONE
TAXANAHA JACEYLKII QALDAMAY waa taxane xiiso badan oo ka sheekeynaya jacayl aan caadi ahayn, go'aamo khaldan iyo sirro muddo dheer qarsoonaa oo nolosha dadka ku lugta leh si weyn u beddelaya.
Season One waxaad ku arki doontaa dhacdooyin muhiim ah oo is-daba-joog ah, khiyaanooyin lama filaan ah, muran qoys, jacayl la isku dayayo in la kala dilo iyo run qarsoon oo marka ay soo baxdo wax walba beddeli doonta.
👉 Subscribe saar Tixraac Media, si aadan u seegin sheekooyin cusub oo qalbiga taabanaya.