Перейти к содержимому

🔥🔥Qiso Naxdin Leh oo cajiib ah dagalkii beder || SHEEKH xasaan // Maxaadiro cusub

QISO Kaabe

0:00 / 0:00

🔥🔥Qiso Naxdin Leh oo cajiib ah dagalkii beder || SHEEKH xasaan // Maxaadiro cusub

209 просмотров · 10 дн. назад
QISO Kaabe
847 подписчиков
209 просмотров · 10 дн. назад
DADKII BADER – QISO TAARIIKHI AH OO CAJIIB AH Muuqaalkan waxaan kaga hadleynaa Ghazwadii Beder, mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee taariikhda Islaamka. Waxaad ka baran doontaa sida ay u dhacday dagaalkii Beder, sababihii keenay, geesiyaashii ka qeyb galay iyo casharrada waaweyn ee laga bartay. Qisadani waxay xambaarsan tahay iimaan, sabir, geesinimo iyo tawakal Alle. Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka, la wadaag dadka kale, kana subscribe-garee channel-ka si aad u hesho qisooyin iyo casharro Islaami ah oo xiiso leh.    / @qisokaabe   #Beder #GhazwadiiBeder #QisooyinIslaamiAh #TaariikhdaIslaamka #NabigaSCW #Saxaabada #QisoCajiibAh #Islaamka