Перейти к содержимому

SIDA LOO XARIISTO ADMISSION-KA & SCHOLARSHIPKA JAAMACADDA PALERMO (UNIPA) ITALY 🇮🇹

Layla Vision

0:00 / 0:00

SIDA LOO XARIISTO ADMISSION-KA & SCHOLARSHIPKA JAAMACADDA PALERMO (UNIPA) ITALY 🇮🇹

18 649 просмотров · 7 мес. назад
Layla Vision
7,59 тыс. подписчиков
18 649 просмотров · 7 мес. назад
Haddii aad qorsheyneyso inaad wax ku barato Talyaaniga, Jaamacadda Palermo (UniPa) waa mid ka mid ah fursadaha ugu wanaagsan ardayda caalamiga ah. Waxaa hadda furan codsiyada, ma jirto khidmad codsi, looma baahna IELTS, waxaana tuition-ka uu bilaabmaa €206–€356 sanadkii. Ardayda u qalma waxay heli karaan scholarship iyo kaalmo dhaqaale. Video-gan wuxuu ku tusayaa sida loo codsado step by step, laga bilaabo abuurista account ilaa gudbinta codsiga, iyo dukumentiyada lagama maarmaanka ah. Faa’iidooyinka ugu Muhiimsan: ✓ Khidmad codsi ma jirto ✓ IELTS looma baahna (dalal badan & barnaamijyo) ✓ Tuition hooseeya (€206–€356 sanadkii) ✓ Scholarships la heli karo ✓ Master’s programs badan oo Ingiriis lagu barto ✓ Furan ardayda caalamiga ah 🔗 Codsi website : https://www.unipa.it/mobilita/en/new-... 🔗 Portal Arday:student portal:https://immaweb.unipa.it/immaweb/home... 🔗telegram link: https://immaweb.unipa.it/immaweb/home...