Перейти к содержимому

MAGALADA UGU CAGAARAN SOOMAALIYA 🇸🇴 JOWHAR || THE GREENEST CITY IN SOMALIA

Geedi Sahan - Somali Traveler

0:00 / 0:00

MAGALADA UGU CAGAARAN SOOMAALIYA 🇸🇴 JOWHAR || THE GREENEST CITY IN SOMALIA

332 805 просмотров · 1 мес. назад
Geedi Sahan - Somali Traveler
491 тыс. подписчиков
332 805 просмотров · 1 мес. назад
Muuqaalkan waxaan ku booqanaya magaalada Jowhar, oo ku taalla qiyaastii 90 km Muqdisho. Magaalada Jowhar waxay ka mid tahay magaalooyinka Soomaaliya ugu warshadaha badan. Muuqaalkan waxaad ku arki doontaan warshaddii ugu weynayd ee sonkorta, iyo Biyo-xireenka Sabbuun, oo ku yaalla qiyaastii 16 km magaalada Jowhar. Waxaan sidoo kale booqanaynaa dhismayaasha cusub ee magaalada, oo ay ka mid yihiin Wasaaradda Waxbarashada, iyo waddooyinka cusub ee magaalada. Muuqaalkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa quruxda Jowhar, horumarka magaalada, warshadaha, beeraha iyo meelaha muhiimka ah ee ku hareeraysan. Daawo wacan ========================================== Follow me: Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan Facebook:   / geedisahan   Instagram: https:   / geedisahan   ==============================================