Перейти к содержимому

GACALO | New song | By Kassim Abdirashid | 2026

KA§IM⚘️

0:00 / 0:00

GACALO | New song | By Kassim Abdirashid | 2026

170 просмотров · 2 дн. назад
KA§IM⚘️
943 подписчика
170 просмотров · 2 дн. назад
GACALO gacalooy hanaankaaga qaabkiyo humaagaaga aragiyo hor joogaaga hadalkiyo dhawaaqaaga hiddihiyo asluubtaada quruxdiyo hubqaadkaaga heemaalka muuqaaga iyo heeti socodkaaga ishii halacsataa doonta oo weli harraad ooman naftii hiigsataa xiiqsan hurdadiina ladi weyday hankii tiigsadaa yaaban rajadiina ku hungoobay baydka labaad gacalooy hagoogtaada huga iyo marriinkaaga bilicdiyo hufnaantaada qosolkiyo huruufkaaga haybtiyo tafiirtaada hanka iyo dadaalkaaga habka iyo samayskaaga hilibka iyo dheehaaga hubintiyo qiyaastaada fahankiyo hillaadaada hoodiyo nasiibkaaga hibadiyo wax sheeggaaga halka aad ka soo gaadhay waa hooyo iyo aabbe