Перейти к содержимому

Maxaa keena Caabuqa Ganaca | Acute Pancreatitis |Calaamaddaha|Baadhitaanka|Dawaynta

DrMawliid Ku-dar

0:00 / 0:00

Maxaa keena Caabuqa Ganaca | Acute Pancreatitis |Calaamaddaha|Baadhitaanka|Dawaynta

58 просмотров · 3 месяца назад
DrMawliid Ku-dar
10,9 тыс. подписчиков
58 просмотров · 3 месяца назад
Maxaa keena caabuqa Ganaca ee soo booda (Acute pancreatitis)? Waxyaabaha keena caabuqa Ganaca ee soo booda waxa ugu badani waa dhagaxaanta ku samaysma xamaytida oo xidha halkay iskaga darsamaan marinka xamaytida ka yimaada ee qarastu marto iyo ka ka yimaada ganaca ee insamyadu maraan,taas oo keenaysa in enzyme yadii loogu talo galay inay cunnada shiidaan ay ku hakadaan ganaca dhexdiisana ku noqdaan kuwo hawl gala sidaana isla ganacii ku shiidaan,waayo enzyme yadu waxay kuwa hawl gali kara ku noqdaan labiyo tobanlaha oo ah bilawga mindhicirka yar. Waxa kale oo kaalinta koobaad kula jira khamriga oo kahmrigu wuxuu sababaa in la soo daayo enzyme yo badan sidoo kalena wuxuu keenayaa inuu dareeraha jidhka hoos u dhigo taasoo ka dhigaysa enzyme yadaas kuwo riban markay marinka ay maraan isugu yimaadaan wakhtiga ay ku gaadhayaan labiyo toban luhuna uu dheeraado keentana inay ku dhex hawl galaan ganaca sidaana unugyadii ganacii u raamsadaan iyo unugyo baruureeda qaabuqna sidaas uga dhasho. Xanuuno kalena way keeni karaan oo waxaan ku sharaxay muuqaalka,calaamadaha ,sida loo baadho sida loola tacaalaba. Halkan ka daawo ⬇️    • Maxaa keena Caabuqa Ganaca | Acute Pancrea...   #caabuqaganaca #ganaca #ganac #pancreatitis #acutepancreatitis #gastroenterology #drmawliidkudar