Перейти к содержимому

Kulan Gabagabo iyo Sagootin || Mowlaca Sheekh Axmed Al-Rifaaci (Khaliif Arbaca)

الطريقة الرفاعية في الصومال

0:00 / 0:00

Kulan Gabagabo iyo Sagootin || Mowlaca Sheekh Axmed Al-Rifaaci (Khaliif Arbaca)

85 просмотров · 3 месяца назад
الطريقة الرفاعية في الصومال
857 подписчиков
85 просмотров · 3 месяца назад
Kulan Gabagabo iyo Sagootin Mowlaca Sheekh Axmed Al-Rifaaci (Khaliif Arbaca) Jamaacada Rifaaciyadu waxay ka qayb galeen kulan gabagabo iyo sagootin ah oo lagu qabtay Mowlaca Sheekh Axmed Al-Rifaaci (Khaliif Arbaca). Kulankan oo ahaa mid ay ku dheehan tahay walaaltinimo, jacayl iyo duco ayaa lagu soo afmeeray barnaamijyadii diineed ee socdaalka. Ilaahay ha ka dhigo kulankaas mid khayr iyo barako ku dhammaaday, hana ka aqbalo dhammaan ducooyinka iyo acmaasha suuban. #الطريقة_الرفاعية #الرفاعية #جماعة_الرفاعية #الرفاعية_في_بلاد_الصومال #الرفاعية_في_الصومال #الرفاعية_في_مقديشو #الرفاعية_كيسمايو #الرفاعية_مدينة_مركة #الرفاعية_في_مدينة_براوة #الرفاعية_في_حمرويني #AlRufaaciya #AlRifaaciya #Rufaaciya #Rifaaciya #JamaacadaRifaaciya #JamaacadaRufaaciya #Rifaaiya #Rifaaiyah #Rifaia #Rifaai #Somalia #Mogadishu #Kismayo #Marka #Brava #Barawa #XamarWeyne #Xamar #Banadir #Soomaaliya #Muqdisho ​#Warsheekh #JameecadaRifaaciya #Ziyaarada # #AhluSunna #Dariiqada #CulimadaSoomaaliyeed #Somalia #ورشيخ #الرفاعية #الصومال