Перейти к содержимому

PART5️⃣||DUNIDA BARAF AYA DABOLAY BALSE MC-GA WAA UU.....

SOM MANHWA recap

0:00 / 0:00

PART5️⃣||DUNIDA BARAF AYA DABOLAY BALSE MC-GA WAA UU.....

2 515 просмотров · 9 часов назад
SOM MANHWA recap
1,27 тыс. подписчиков
2 515 просмотров · 9 часов назад
Dunida waxaa ku dhacay Frozen Apocalypse, heerkulkuna wuxuu hoos ugu dhacay -90°C. Dadkii badankood waxay la halgamayaan qabowga daran iyo bahallo baraf ah, halka MC-gu uu hore u diyaarsaday hoy ammaan ah oo ay ka buuxaan cunto, hub iyo wax kasta oo uu ugu baahan yahay badbaadada. Laakiin qofkii uu hore u yaqaanay ayaa bannaanka ku xayirmay, iyadoo xaaladdu sii xumaanayso. MC-gu wuxuu leeyahay awood iyo qorshe uu ku badbaadi karo xilligan qaboobaha ah. Daawo Manhwa Recap-kan Af-Soomaali ah ilaa dhammaadka! 🔥 #ManhwaSomali #ManhwaRecap #SomaliRecap #FrozenApocalypse #Apocalypse #Manhwa #SomaliYouTube