Перейти к содержимому

HA I NACDO

Kessi2024

0:00 / 0:00

HA I NACDO

6 878 просмотров · 4 дня назад
Kessi2024
2,38 тыс. подписчиков
6 878 просмотров · 4 дня назад
🎬 HA I NACDO | FILIM SOMALI Mararka qaar qofku wuxuu qaadaa dambi uusan gelin, isagoo badbaadinaya qof kale… laakiin runta muddo dheer lama qarin karo. YUUSUF wuxuu galay go’aan adag oo noloshiisa beddelay. Wuxuu qaaday dambi uusan lahayn, xabsi ayuu galay, wuxuuna waayay qofkii ugu qaalisanaa noloshiisa. Laakiin markii MARYAN ay ogaato xaqiiqda qarsoon, wax walba way is beddelaan. 🔥 Maxaa dhici doona marka runta oo dhan bannaanka timaado? ❤️ Like saar 📤 Share garee 🔔 Subscribe saar KESSI 🎬 Nala soco QAYBTA 2AAD ee HA I NACDO. #HAINACDO #KESSI #SomaliFilm #FilimSomali #SomaliDrama #SomaliMovies #KESSI2024