Перейти к содержимому

Sharaxa Riyaadu Saalixiin || Xadiiska 62aad || Sh. Cabdulkariim Xasan Xoosh

Sh Cabdulkariim Xasan Xoosh

0:00 / 0:00

Sharaxa Riyaadu Saalixiin || Xadiiska 62aad || Sh. Cabdulkariim Xasan Xoosh

382 просмотра · 5 мес. назад
Sh Cabdulkariim Xasan Xoosh
43,8 тыс. подписчиков
382 просмотра · 5 мес. назад
Kani waa taxanaha kitaabka Riyaadu Saalixiin, oo uu qoray Imaam Yahya ibnu Sharaf al-Nawawi (Imaam An-Nawawi). Kitaabkani waxa uu ka mid yahay kutubta ugu caansan ee axaadiista Nabiga ﷺ Taxanahan waxaan u soo bandhigaynaa qaab fudud oo ah hal xadiith muuqaal kasta, si ay u fududaato fahamka, xifdinta iyo ku dhaqanka sunnada Nabiga ﷺ. Allaah haa inagu anfaco cilmigan, hana inaga dhigo kuwa maqla wanaagga oo ku camal fala.