Перейти к содержимому

Waxaan doortay nafteyda & ilmaheyga 😔❤️

Salwa arab

0:00 / 0:00

Waxaan doortay nafteyda & ilmaheyga 😔❤️

5 262 просмотра · 5 месяцев назад
Salwa arab
58,7 тыс. подписчиков
5 262 просмотра · 5 месяцев назад
Muddo ayaan maqnaa… ma ahayn sabab fudud. Mararka qaar nolosha waxay kugu qasbeysaa inaad istaagto, ka fikirto, oo dib u bilowdo… xitaa haddii ay adagtahay. Wax badan ma sheegi karo hadda… laakiin waxaan bartay inaan nafteyda doorto, inaan qiimeeyo nabadda maskaxda, iyo inaan ku noolaado si iga dhigta mid faraxsan. Alxamdulillah wax walba way hagaagayaan 🤍 Adiga maxaad sameysaa marka noloshu is beddesho? 💭👇 #nolol #isbeddel #bilowcusub #somalitiktok #somaliyoutube