Перейти к содержимому

Maxamed Mooge | Arraxmaan 35

HIBAALE Lyrics

0:00 / 0:00

Maxamed Mooge | Arraxmaan 35

14 214 просмотров · 3 г. назад
HIBAALE Lyrics
5,34 тыс. подписчиков
14 214 просмотров · 3 г. назад
Maxamed I. Warsame “Hadraawi” oo muddooyinkaas ba si dhaw ula socday mucjisooyin kan is helay, aad na ula ashqaraaray hal’tabinta, codka iyo gacanta M. Mooge, ayaa markan heeskii ‘Aakhiro’ jawaab aanu cidna kala tashan ha ka soo bixiyay. Hadraawi waxa aad mooddaa in guuxii dadku soo gaadhayoo, saaxiibkii ayuu ku leeyahay ‘waar umuurahan aad dhex gashay dadku yuu kugu eedayna, arag, maqal, waxbana ha sheegine afkaaga iska hayso’. Dhanka kale intaas uun Hadraawi kuma koobna e, wuu sii yar doca docaynayaa saaxiibkii. Heeskan oo ka mid ah heesaha ugu caansan ee Maxamed Mooge, ayuu Hadraawi kaga soo fal celinayaa heeskii ‘Aakhiro’ ….