Перейти к содержимому

🚗 450 KM SAFAR: BOOSAASO → GAROWE | Safar Dheer oo Cajiib ah

Shiine Show

0:00 / 0:00

🚗 450 KM SAFAR: BOOSAASO → GAROWE | Safar Dheer oo Cajiib ah

1 923 просмотра · 5 дней назад
Shiine Show
19,3 тыс. подписчиков
1 923 просмотра · 5 дней назад
Ku soo dhawoow safar cusub oo aan ku maray 450 KM 🛣️ Boosaaso → Garoowe. Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa safarka, waddada, muuqaalada quruxda badan ee dhulka iyo meelihii aan kusoo maray intii aan u kala safrayay Boosaaso iyo Garoowe. Haddii aad jeceshahay safarrada, dalxiiska, taariikhda iyo quruxda dhulka Soomaaliyeed, muuqaalkan ha moogaan. ❤️ 👍 Like saar 💬 Comment-ka ku reeb fikirkaaga 🔔 Subscribe saar si aad ula socoto safarrada cusub. #Boosaaso #Garoowe #450KM #Safar #Somalia #Puntland #TravelSomalia #SomaliTraveler