Перейти к содержимому

**Web Development #27 | CSS Project Cards Af-Soomaali 🇸🇴 | Build Along Tutorial**

MH Tech Somali

0:00 / 0:00

**Web Development #27 | CSS Project Cards Af-Soomaali 🇸🇴 | Build Along Tutorial**

32 просмотра · 3 нед. назад
MH Tech Somali
195 подписчиков
32 просмотра · 3 нед. назад
🇸🇴 *CSS PROJECT CARDS — WEB DEVELOPMENT CASHARKA #27* Ku soo dhowaada MH Tech Somali! 💻 Casharkan waxaan ku samaynaynaa *Project Cards* annagoo adeegsanayna HTML iyo CSS. Waxaan marka hore idiin diyaariyey project-ka, kadibna waxaan idinla samaynayaa tallaabo tallaabo si aad u fahamtaan sida loo dhisayo cards qurux badan oo website-ka lagu soo bandhigo projects. 🎯 *Casharkan waxaad ku baran doontaa:* Sida loo dhiso Project Cards. Sida HTML iyo CSS la isugu isticmaalo project-ka. Sida cards-ka loo habeeyo loona qurxiyo. Sida aad aniga ila socon karto adigoo isla project-ka samaynaya. 📁 *PRACTICE FILE — DOWNLOAD HERE* 👉 https://1drv.ms/u/c/ececcd7790379f4a/... 💡 *Talo:* Download-garee file-ka, ku fur Visual Studio Code (VS Code), kadibna ila soco inta aan project-ka dhisayno. Jooji video-ga marka loo baahdo, code-kana adigu qor si aad si fiican u barato. 👍 Haddii casharku ku anfaco, LIKE saar, SHARE la wadaag asxaabtaada, kuna SUBSCRIBE-garee MH Tech Somali si aadan u seegin casharrada xiga. 🔔 *MH Tech Somali — Learn Tech Skills in Somali 🇸🇴💻* #WebDevelopment #CSSCards #HTMLCSS #SomaliTutorial #MHTechSomali #LearnCoding