Перейти к содержимому

Ugu Dambeyn Waa Laqabtay | Ninkaan Kumanaan Dhalin Yara ah Ayuu Laayay .

OGAANSHO

0:00 / 0:00

Ugu Dambeyn Waa Laqabtay | Ninkaan Kumanaan Dhalin Yara ah Ayuu Laayay .

229 190 просмотров · 3 года назад
OGAANSHO
1,36 млн подписчиков
229 190 просмотров · 3 года назад
ninkaan waxaa lagu magacaabaa Kidane Zekarias Habtemariam eretriyaan 39 jir ah ninkaan wuxuu sababay halaaga kumanaan dhalinyaro bariga afrika kasoo jeedo .. soomaali badana ay kamid yihiin masuul xuquuqda iinsaanak daneeyo ayaa ku tilmaamay in uuba yahay shaydaanka la sheegaayo qalbiga adaygiisa .. iyo kumanaanka dhalinyarada ah ee uu saxaraha liibiya ku adoonsaday … kumanaanka gabdhaha ah ee ay shabakadiisu kufsatay . ninkaan wuxuu leeyahay shabakd taxan min soomaaliya ilaa iyo liibiya ayadoo la maraayo itoobiya eretriya iyo sudan sida aflaamta hooli wuud ayuu uga baxsaday xabsi ku yaalo itoobiya . agagaarka magaalada misraata ee liibiya ayuu ku leeyahay silsilad xabsiyo sir ah oo uu ku adoonsado tahriibayaasha kumanaan lacag madax furasha ahna uga qaado . sidii boqorkii ayuu ugu noolaa imaaraatka asagoo bunuug halkaas ku taalo u adeegsanaayay xawilida lacagaha madax furashada .. laakiin .. Ku soo dhawaada qisada qabashada aabaha magafaha kadib iskaashi dheer ee imaaraatka carabta .. inter bool iyo boolis holand . kanaalka :    / ogaansho   twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah    / ogaansho   #kanaalka_ogaansho