Qaabka loo beero boqorka cawsaska l "How to Plant Super Napier Grass"
Dirshe Show
0:00 / 0:00
Qaabka loo beero boqorka cawsaska l "How to Plant Super Napier Grass"
13 734 просмотра · 2 месяца назад
Dirshe Show
27,2 тыс. подписчиков
13 734 просмотра · 2 месяца назад
Barnaamijkan waa mid aqooneed oo daawadayaashu ay ka heli karaan farsamada loo beero cawska Super napier oo ah mid ay xooluhu ka helaan nafaqo iyo koritaan caanaha kobciya, sidoo kalena sare u qaada miisaanka xoolaha.
Sidoo kale barnaamijka waxaa ku jira macluumaad muhiim ah oo ku saabsan caqabadaha ay wajahaan beeraleyda qaarkood, kuwaas oo ku aadan dhinacyada waraabka, abaaraha iyo isbaarooyinka jidadka.
ENGLISH
This is an educational program that provides viewers with practical knowledge on how to plant Super Napier grass, a highly nutritious fodder crop that promotes livestock growth, increases milk production, and helps improve animal weight gain.
The program also includes important information about some of the challenges faced by farmers, particularly in relation to irrigation, drought, and road checkpoints that affect agricultural activities and market access.