SIDEE LOO SAMEEYAA VIDEO-YADAAN OO KALE? 🔥 | Alight Motion Tutorial | Mobile
maqaan yare
0:00 / 0:00
SIDEE LOO SAMEEYAA VIDEO-YADAAN OO KALE? 🔥 | Alight Motion Tutorial | Mobile
1 132 просмотра · 3 недели назад
maqaan yare
1,59 тыс. подписчиков
1 132 просмотра · 3 недели назад
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo video qurux badan oo noocaan ah adigoo mobile isticmaalaya? 📱🔥
Muuqaalkan waxaan ku tusayaa tallaabo-tallaabo sida loo edit-gareeyo video-ga adigoo isticmaalaya Alight Motion.
Waxaad ku baran doontaa: ✅ Sida video loo geliyo Alight Motion
✅ Sida effects loo isticmaalo
✅ Sida transitions loo sameeyo
✅ Sida qoraal iyo animations loogu daro
✅ Sida video-ga loo export-gareeyo 🎬
Haddii video-ga ku anfaco, LIKE 👍 SUBSCRIBE 🔔 oo comment-ka ku reeb fikraddaada.