Mataqaan Kalmadahan Fadliga ku jira iyo Qiimahooda || shiikh maxamuud xaliike
Rashaad Media Pro
0:00 / 0:00
Mataqaan Kalmadahan Fadliga ku jira iyo Qiimahooda || shiikh maxamuud xaliike
2 852 просмотра · 15 ч назад
Rashaad Media Pro
66,7 тыс. подписчиков
2 852 просмотра · 15 ч назад
Mataqaan Kalmadahan Fadliga ku jira iyo Qiimahooda || shiikh maxamuud xaliike
00:00 - Hordhac: Afarta kalmadood ee ugu jecel yahay Eebbe
00:54 - Xadiiska Samurah ibn Jundub (Fadliga 4-ta kalmadood)
02:28 - Micnaha Tasbiixda, Taxmiidda, Tahliisha & Takbiirta
04:28 - Maxaa ka qaalisan adduunka iyo waxa ku jira?
05:18 - Qisadii iyo xadiiskii Ummu Haani (Camalka qofka weynaaday)
08:47 - Ajarka 100 jeer oo la yiraahdo kalmadahan
14:38 - Dambi dhaafka xitaa hadday la'eg yihiin xumbada badda
18:07 - Tusaalaha geedka caleentiisu daadanayso (Anas ibn Maalik)
21:03 - Dhambaalkii Nabi Ibraahiim (cs): Beerta Jannada
24:30 - Qisadii saddexdii saxaabi ee reer Banu Cudrah
28:44 - Fadliga qofka cimrigiisa ku dhammeysta xuska Eebbe
30:23 - Tirada xasanaadka laga helo xus kasta
32:30 - Gaashaanka Naarta & Al-Baaqiyaat As-Saalixaat