PROF CABDALLA MASUUR OO HADAL QIIRO LEH KA JEEDIYAY JIGJIGA
Toobiye Media
0:00 / 0:00
PROF CABDALLA MASUUR OO HADAL QIIRO LEH KA JEEDIYAY JIGJIGA
208 просмотров · 2 г. назад
Toobiye Media
1,67 тыс. подписчиков
208 просмотров · 2 г. назад
Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deeganka Soomaalida waxaa ka socda maalintii saddexaad bandhigga caalamiga ee buugaagta, waana sannadkii labaad oo qabto, haddaba Prof. Cabdalla Cumar Mansuur oo ka mid ah macallimiintii muddada dheer wax ka dhigi jiray kulliyadda luqadaha ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed, cilmi baarisna ku sameeyey dhaqanka iyo Afka.
#JigjigaBookFair2024 #JigjigaInternationalBookFair #GodeyInternationalBookFair