Перейти к содержимому

Xildhibaan Maxamed Xasan Idris Ganey oo ka hadlay dooddii iyo yeeridda reysulwasaaraha

Gaarhaye Tv

0:00 / 0:00

Xildhibaan Maxamed Xasan Idris Ganey oo ka hadlay dooddii iyo yeeridda reysulwasaaraha

890 просмотров · 7 лет назад
Gaarhaye Tv
3,76 тыс. подписчиков
890 просмотров · 7 лет назад
Xildhibaan Maxamed Xasan Idris (Ganey) oo ka mid ah guddiga arrimaha dibadda ee golaha shacabka oon ka waraysaneynno dooddii nabad-gelyo-xumada ka jirta Gobolka Banaadir gaar ahaan iyo guud ahaan Soomaaliya. Xildhibaanku waa xildhibaankii ugu hor hadlay dooddii dhowaan ka dhacday xarunta barlamaanka ee seddexda beri socotay. Caawuu noo soo koobi doonaa akhbaarahaas. Gaarhaye waa gole ay u gudboon yihiin gacalka Soomaaliyeed gees kasta ooy adduunka ka joogaan. dowladda gunno kama qaadanno; gacansaarna lama lihin mucaaradka, cid gooni ahna uma adeegno Fikirka waa lagu kala geddisnaan karaa laakiin danta guud waa mid. Gabagabada hadalku goor iyo ayaan waa: sidii Gujis AUN u lahaa aannu kuu garownnee gaarhayoow geyiga ilaali Waxaan idiin keennaa labeentii soomaalida ha ahaadeen culumo, , dhaqaatiir, aqoonyahannada kale maaddiga, masu'iiliyiinta hay'adaha dowldiga ah iyo kuwaan ahaynba, hal-abuurro iyo hooballo, iyo qeybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay. Saan u wadaagnno barnaamijyada gaarsiiya walaalihiinna kale iyo saaxiibbadiin, una sheega inay ku soo xirmaan bogga Gaarhaye si aan danteenna uga hadalnno. Keliya ama like ha saareen ama follow. Qofkii raba inuu helo ogeysiis sheegaya in Gaarhaye page barnaamij live ah ka socdo mar kastoon hawada soo galnno, fadlan, ninkaxa hoose furta dabadeedna "like" ama "follow" saara si aad u heshaan ogeysiiska mar kastoon hawada soo galnno. Mahadsanidin.   / gaarhayoowgeyigailaali   Gaarhaye media