Перейти к содержимому

🔥2 WALAAL OO 1 GABAR ISLA JECEL 😱 | Tijaabo Jacayl Oo Sir Qoys Kashiftay

Ridhwan Issack

0:00 / 0:00

🔥2 WALAAL OO 1 GABAR ISLA JECEL 😱 | Tijaabo Jacayl Oo Sir Qoys Kashiftay

393 301 просмотр · 3 месяца назад
Ridhwan Issack
1,36 млн подписчиков
393 301 просмотр · 3 месяца назад
#ridhwanissack #TijaaboJacayl #LoyaltyTest #SomaliDrama #SomaliPodcast #somaliyoutube 🔥 TIJAABO JACAYL OO SIR QOYS KASHIFTAY 😳 Gabadhan ayaa timid si ay u tijaabiso daacadnimada boyfriend-keeda iyo walaalkiis oo markii hore loogu sheegay inuu yahay “dumaashiged.” Kadib dagaal dhex maray iyada iyo boyfriend-keeda, walaalkii ayaa si qarsoodi ah ugu sheegay inuu iyada jecel yahay isla markaana sheegay in walaalkiis uusan waligiis si dhab ah u jeclayn maadaama uu xaas kale lahaa. Si loo ogaado runta dhabta ah, gabadhu waxay tijaabisay LABADA walaal… waxaana si lama filaan ah labadooduba u qirteen inay jecel yihiin gabadha. 😱 Kadibna Ridhwan Issack ayaa labada walaal ku daray group call si loo fashiliyo sirta qarsoon iyo xiriirka la qarinayay. Waxa halkaas ka dhacay dood adag, qiraallo lama filaan ah, fadeexad qoys, xanaaq, iyo sheeko qof walba ka yaabin doonta. 🔥 Daawo muuqaalka oo dhan si aad u fahanto runta dhabta ah, siraha qarsoonaa, iyo doodda culus ee dhex martay labada walaal. Muuqaalkan waa mid kamid ah tijaabooyinka jacaylka ugu yaabka badan ee Soomaalida hadda daawanayaan. ❤️ 🎥 LIKE • COMMENT • SHARE • SUBSCRIBE