Перейти к содержимому

Muuqaalka Kulliyadaha 6aad: Wax Ka Baro Kulliyadda Islamic Banking & Finance

Gollis University

0:00 / 0:00

Muuqaalka Kulliyadaha 6aad: Wax Ka Baro Kulliyadda Islamic Banking & Finance

40 просмотров · 7 дней назад
Gollis University
642 подписчика
40 просмотров · 7 дней назад
👥 𝗕𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮 𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗧𝗮𝗸𝗵𝗮𝘀𝘂𝘀𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 & 𝗞𝗮𝗹𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗮 𝗞𝘂𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮𝗵𝗮! 🎓 Ma garanaysaa takhasuska kuugu habboon? Kaga bogo barnaamijka tilmaamidda ee Jaamacadda Gollis si aad u doorato kulliyadda saxda ah oo mustaqbalkaaga dhista! Maanta waxaan diiradda saareynaa 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗺𝗶𝗰 𝗕𝗮𝗻𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗮𝗻𝗱 𝗙𝗶𝗻𝗮𝗻𝗰𝗲, halkaas oo aad ku baran karto mabaadi’da iyo hababka bangiyada iyo maaliyadda Islaamiga ah, maamulka maaliyadeed, iyo adeegyada maaliyadeed ee waafaqsan Shareecada Islaamka. 🏦💰 Baro sida loo fahmo loona maareeyo nidaamyada maaliyadeed ee Islaamiga ah, adigoo helaya aqoon iyo xirfado kuu diyaarinaya fursado shaqo oo ka jira bangiyada, hay’adaha maaliyadeed, shirkadaha iyo adeegyada maaliyadeed ee kala duwan. 📊🎓 Si aad isku diiwaangeliso waxaad noogu iman kartaa xarumaha Jaamacadda sida 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 – 𝗞𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗛𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗿𝗼-𝗲𝗱𝗲𝗴 𝗛𝗼𝘁𝗲𝗹, 𝟮𝟲 𝗝𝘂𝘂𝗻, 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮, 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱. 📝 Waxa kale oo aad iska diiwaan-gelin kartaa hab Online ah – https://ug.gollis.edu.so/application 📧 Email: info@gollisuniversity.com 📞 Tel: 063 6000059 #TilmaamidTakhasus #KalaDoorashoKulliyado #IslamicBankingAndFinance #JaamacaddaGollis #AdmissionsOpen #GollisUniversity2026 #Admission2026 #IslamicFinance #BankingAndFinance