Перейти к содержимому

Kulliyada Sharciga ayaa qabtay maxkamad macmal ah (moot court) oo ku saabsan dacwad ciqaab ah

Gollis University

0:00 / 0:00

Kulliyada Sharciga ayaa qabtay maxkamad macmal ah (moot court) oo ku saabsan dacwad ciqaab ah

187 просмотров · 3 дня назад
Gollis University
664 подписчика
187 просмотров · 3 дня назад
Hargeysa (05 October, 2026) Ardayda dhigata sannadka labaad ee kulliyada Sharciga jaamacada Gollis ayaa u qabtay metelaad ay ku qabteen maxkamadda macmalka ah (moot court) taas oo ay ku mataleen dacwad ciqaab ah oo nooceedu yahay kiis budhcad ah (Robbery case). Ujeeddadu wax ay ahayd in ardaydu tijaabiyaan oo si wax ku-ool ah ugu dabaqaan aqoonta ay ka barteen fasalladii ay soo dhigteen, isla markaana ay xoojiyaan xirfadooda sharci. Barnaamijkani waxa uu ka mid yahay dedaalada iyo tobarrada kulliyaddu bixiso si ay kor ugu qaado aqoonta, Xirfadda iyo tayada Qareennada, garsoorayaasha iyo xeer-ilaaliyaasha mustaqbalka. Si aad isku diiwaangeliso waxaad noogu iman kartaa xarumaha Jaamacadda sida 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗲𝘅𝗲 – 𝗞𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗛𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗿𝗼-𝗲𝗱𝗲𝗴 𝗛𝗼𝘁𝗲𝗹, 𝟮𝟲 𝗝𝘂𝘂𝗻, 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝘆𝘀𝗮, 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱. 📝 Waxa kale oo aad iska diiwaan-gelin kartaa hab Online ah – https://ug.gollis.edu.so/application 📧 Email: info@gollisuniversity.com 📞 Tel: 063 6000059 Xafiiska Isgaadhsiinta iyo Warbaahinta #gollisuniversity #sharciga #lawandlegalstudies #jaamacaddagollis #gollis2026