Xaaska la ila qabo ayaa isbitaalka iiga xaday wiilkeyga"Kaddib maxaa dhacay?
DHAXAL SHOW
0:00 / 0:00
Xaaska la ila qabo ayaa isbitaalka iiga xaday wiilkeyga"Kaddib maxaa dhacay?
2 618 просмотров · 11 ч назад
DHAXAL SHOW
7,19 тыс. подписчиков
2 618 просмотров · 11 ч назад
Muuqaalkan maanta waxaan ku eegaynaa sheeko dhab ah oo aad u xanuun badan, isla markaana xambaarsan qiiro iyo casharro nolosha ah.
Anigoo ku sugan xaalad adag oo sariirta isbitaalka jiifa, ayay xaaskii la ila qabay ay degtay qorsho halis ah oo aan la filayn.
Maxaa keenay qorshahan naxdinta leh? Sidee xaalku ku dambeeyay markii arrintaas la ogaaday? Daawo muuqaalka oo dhan si aad u ogaato xaqiiqada dhabta ah iyo wixii dhacay kadib.
#DHAXALSHOW #SheekoCusub #QisoDhabAh #SomaliStories