Перейти к содержимому

CASHFLOW QUADRANT - buug ku siinaya wadada saxda ah ee Lacagta iyo dhaqaalaha - #buugiyobun Ep8

IFIYE TALKS

0:00 / 0:00

CASHFLOW QUADRANT - buug ku siinaya wadada saxda ah ee Lacagta iyo dhaqaalaha - #buugiyobun Ep8

13 488 просмотров · 1 г. назад
IFIYE TALKS
7,62 тыс. подписчиков
13 488 просмотров · 1 г. назад
Buugga rich dad's Cashflow Quadrant ee Robert Kiyosaki wuxuu kuu iftiiminayaa afarta dariiq ee dadku u kala shaqeeyaan: shaqaalaha (E), kuwa iskood u shaqeysta (S), maalgeliyeyaasha ganacsiga (B), iyo maalqabeenada maalgashiga (I). Halkan waxaan ku falanqeynayaa aragtiyaha qotada dheer ee buuggan si aad u ogaato dariiqa saxda ah ee aad kaga bixi karto wareegga shaqo joogto ah uguna gudbi karto xorriyad maaliyadeed. For copyright and business, contact me: iamifiye1@gmail.com Instagram: @ifiyenuur