MASUULIYIINTA MA LA CAAYI KARAA? 😳 | Sheekh Dirir Oo Ka Jawaabay Su’aalo Culus: Ribo, Salaad & Shaqo
Faaid TV
0:00 / 0:00
MASUULIYIINTA MA LA CAAYI KARAA? 😳 | Sheekh Dirir Oo Ka Jawaabay Su’aalo Culus: Ribo, Salaad & Shaqo
851 просмотр · 2 нед. назад
Faaid TV
56,8 тыс. подписчиков
851 просмотр · 2 нед. назад
Barnamij Suaalo & Jawaabo Sheekh Dirir waxaa lagu weydiiyey su’aalo muhiim ah oo dad badan ay noloshooda iyo cibaadadooda la xiriiraan.
Waxaa ka mid ah:
🔹 Culumadu maxay ka qaban karaan shaqo la’aanta dhalinyarada?
🔹 Haddii culumada xil loo dhiibo, maxaa laga filan karaa?
🔹 Dahabka online-ka lagu kala iibsado ribo ma ku jiri kartaa?
🔹 Lacag qof uu qaatay isaga oo aan markii hore lahayn, gaar ahaan markii meherado gubteen, maxaa laga yeelayaa?
🔹 Qof salaad tukaday isagoo safar ah, kadibna meeshii uu u socday ku soo gaaray xilli salaaddii uu hore u tukaday ay jirto—maxaa xukunku yahay?
🔹 Dumarku dacwada ma u bixi karaan?
🔹 Su’aalo kale oo muhiim ah oo ku saabsan diinta iyo nolosha Muslimka.
Sheekh Dirir wuxuu si toos ah uga jawaabay su’aalahan, isagoo kala caddeynaya arrimaha culumada, dhalinyarada, ganacsiga, salaadda safarka iyo dacwada.
🎧 Dhageyso muxaadarada oo dhan, waxaana laga yaabaa in mid ka mid ah su’aalahan uu yahay wax aad adigu muddo is weydiinaysay.
👉 Haddii aad ka faa’iidaysatay, LIKE saar 👍
👉 La wadaag qof aad u malaynayso inuu ka faa’iidaysan karo
👉 SUBSCRIBE saar si aad u hesho muxaadarooyin iyo jawaabaha culimada.
#SheekhDirir #SuAaloDiiniAh #Muxaadarada
➡️ Waa fariin xusuus iyo baraarujin ah oo noloshaada beddeli karta.
🎬 Channel: @Faaid Tv
📽️ Wacyigelin + Barasho + Dhiirigelin
💡 Please Support:
👍 LIKE haddii ay ku taabatay
📢 SHARE si qof kale u anfaco
🔔 SUBSCRIBE si aadan u seegin muxaadarooyinka kale ee qiimo badan mahadsanid
#SheekhDirir #SuaaloDiiniAh #Suaal&Jawaab #Ribo #DahabkaOnline #SalaadaSafarka #Dacwada #DumarkaIyoDacwada #Dhalinyarada #ShaqoLaanta #SuAaloIyoJawaabo #DiintaIslaamka