Перейти к содержимому

QISO Sodohdey Waan Dulmiyay… Qoomamo Aan Ka Baxsan Karin Ayaan Ku Jiraa #higsino.1

HIGSI NO.1

0:00 / 0:00

QISO Sodohdey Waan Dulmiyay… Qoomamo Aan Ka Baxsan Karin Ayaan Ku Jiraa #higsino.1

60 227 просмотров · 5 мес. назад
HIGSI NO.1
328 тыс. подписчиков
60 227 просмотров · 5 мес. назад
Qisadan waa Qiso oo ka hadleysa qalad, dulmi, iyo qoomamo aan laga baxsan karin. Gabar ayaa sodohdeed si xun ula dhaqantay iyadoo ku kalsoon jaceylka ninkeeda. Laakiin waqtigu ma iloobo… Haddii aad rabto inaad barato cashar nolosha bedeli kara, daawo qisadan ilaa dhamaadka. Waxaa laga yaabaa inaad aragto qalad aad adigana sameyneyso adigoon dareemin… ⸻ FARIIN Ha dulmin qof ku dul sabray. Maanta waad awood badan tahay, laakiin berri nolosha ayaa ku bari doonta qiimaha samirka iyo ixtiraamka. ⸻ 👍 Like saar haddii qisadu ku taabatay 💬 Comment ku qor aragtidaada 🔔 Subscribe saar si aadan u seegin qisoyinka xiga ee xiisaha leh