Перейти к содержимому

DAGAALKİİ KOOWAAD EE ADUUNKA (Si fudud ku faham) Full Clip.

BAKAAL MEDİA

0:00 / 0:00

DAGAALKİİ KOOWAAD EE ADUUNKA (Si fudud ku faham) Full Clip.

7 713 просмотров · 3 года назад
BAKAAL MEDİA
10,4 тыс. подписчиков
7 713 просмотров · 3 года назад
Kanalkani waxaa uu kamid yahay, Kanaalada La xiriira (ANNAGA PRODUCTİON) Waxaa aan si gaar ugu soo gudbinaa, Taariikhda, Dagaalada Aduunka ka dhacay, Qaab aad u fudud oo aanan dhib lahayn ayuuna usoo gudbinayaa.Seddex-dii Maallinba Hal Maallin ayaa Kanaalkani muuqaal lasoo geliyaaa. Balse muuqaalada Taariikhda oo dheer darteedii, Qaybo jarjaran iyaga oo ah ayaa suurtagal ah in aan maalmahani dhexdoodii soo gelino. Laakiin Mowduuca Asalka ee Taariikhda dagaalka waa Maalmahani hoosta ku qoran. Haddii aad tahay qof daneeyo in aad wax badan ka ogaato Taariikhda gaar ahaan dagaalada, Kanaalkani waxaa uu noqon karaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid. 1-Arabacii 2-Sabtidii 3-İsniintii