Dhaxdu ila yaratee | Mala Dhuuubtay | Maryan Mursal ft Nuur cade | Best remix MARYAN MURSAL
AFYAL STUDIO
0:00 / 0:00
Dhaxdu ila yaratee | Mala Dhuuubtay | Maryan Mursal ft Nuur cade | Best remix MARYAN MURSAL
36 831 просмотр · 4 года назад
AFYAL STUDIO
26,3 тыс. подписчиков
36 831 просмотр · 4 года назад
#afyalstudio #MalaDhuubtayAwgaa
#Maryan mursal fadlad Hala baqeylin like subscribe hadii aad jecesaha heesaha lasoo cusbooneysiiyay ee musiga macaan ley. Fadlan #subscribe & #like hala baqeylin #trending #youtube #youtubevideos #somali #afyalstudio
Mala dhuubtay awgaa Lyrics
Igu dheere Inantani
Waataan dhursugayee
Dhuuniga u diideen
Hurdo uga dhaqaaqee
Dheeheeda midabkale
Waa mid loo dhammeeyoo
Aaa maba kala maba kala
Maba kala dhantaallee
Amba kugu dhadhabayoo
Labada isu dhigantaa
Mid hadduu dhantaalmana
Dhisme uma hagaagee
Amba dhuubtey awgaa
Habeennadan dhibaatee
Dhayalsadey Jaceylkuye
Inta dhan ii ridey
Ma dhex galay wadnaha oo
Mala dhuuntey awgaa
Amba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dhalandholay
I dhalaalineysoo
Dhexdu ila yaraatee
Dhadhab kugu xasuustoo
Riyo kugula dheelee
Dhalal xuuralceyney
Dhanaad qabatay waayee
Kolkaad soo dhawaataa
Dhulku wada iftiimaa
Aaa maba kala maba kala
Maba kala dhantaallidee
Laba kala dhignaatoo
Waxaan nahay dharaar qura
Haddii ay is dhaafaan
Isu dheeliyeysee
Amba dhuubtey awgaa
Habeennadan dhibaatee
Dhayalsadey Jaceylkuye
Inta dhan ii ridey
Ma dhex galay wadnaha oo
Mala dhuuntey awgaa
Amba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dhalandholay
I dhalaalineysoo
Dhexdu ila yaraatee
Sida dhuub gu'yoo baxay
Ama dharab arooryaad
Dhillowyahanka ubaxa leh
Dhaayaha u rooneey
Dhab u socodka laafyaha
Waa midaad u dhalatoo
Aaa maba kala maba kala
Maba kala dhantaallidee
Amba kuma dhaliiline
Sidaad iigu dheer tahay
Dhaxalkeyga kugu qoray
Inaad tahay kaan dhowrtee
Amba dhuubtey awgaa
Habeennadan dhibaatee
Dhayalsadey Jaceylkuye
Inta dhan ii ridey
Ma dhex galay wadnaha oo
Mala dhuuntey awgaa
Amba dhamac kalgacal baa
Inta aan la dhalandholay
I dhalaalineysoo
Dhexdu ila yaraatee
afyal studio
maryan mursalaxmed cali cigaalhctvdjiboutihees cusub 2022hees jaceyl lyricsigu dheere inantanikooshin yaremala dhuubtaynuur eebexusen turabimala #dhuuubtay radio muqdishohibo nuuramaryam mursalnuur cade
• Dhaxdu ila yaratee | Mala Dhuuubtay | Mary...
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "(15) Cod aan caadi aheyn "
• Видео
~-~~-~~~-~~-~